World News Network


Somali
Weerar lagu qaaday Baydhabo
BBC News
Hal askari oo ka tirsan ciidamada dawladda kmg ah ayaa lagu dilay weerar ay xalay ku qaadeen meelo ka mid ah...
Weerar ka dhacay degmada Xuddur
BBC News
Weerarkan oo dhacay saaka ayey ciidamada ka soo horjeeda joogitaanka ciidamada Ethiopia ee gudaha Soomaaliya iyo siyaasadda dowladda KMG ah waxay ku...
Fannaanka Xasan Aadan Samatar
BBC News
Heesaaga caanka ah ee Soomaaliyeed Xasan Aadan Samatar ayaa marti u noqday barnaamijka Falanqeynta jimcaha ee BBC oo dadka su'aalo fankiisa ku saabsan uga jawaabay. Hassan Aadan Samatar oo ka mid ah...
Madaxweyne Rayaale: Dhacdadii shalay waa nasiib darro Somaliland dhaawac weyn u geysatay
Awdal News
Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa u diray fariin ku saabsan dhacdadii shalay ka dhacday xaafad ka tirsan Magaalada Hargeysa , isaga oo ka tacsiyadeeyay intii ku dhimatay , inta ku dhaawacantayna ilaahay uga baryay inuu caafimaad siiyo . Waxa kale oo uu Madaxweynuhu shacbiga Somaliland siiba dhalinyarada ka qayb gashay...
Arday ka Qalinjabisay Dugsiga Tababarka Farsamada ee AYODA
Awdal News
Hashim Goth, ANN = Xaflad loo qabtay 55 Arday oo ka qalainjabiyay xarunta tababrka xirfaha farsamada ee AYODA, ayaa maanta lagu qabtay Hutelka RAYS, xafaladan oo ay ka soo qayb galeen, Wasaarada Waxbarashada, Duqa Boorama iyo Shirkadaha ganacsiga ee magaalada Boorama iyo dadweyne kale oo badan. Ugu horayn waxa xafladan hadal ka jeediyay Agaasimaha...
Rabshado ka dhacay xaafada Dunbuluq ee Hargaysa oo dad ku dhaawacmeen
Awdal News
Hashim Goth, ANN = Dhalinyar gadoodsan ayaa maanta gelinkii hore rabshado ka sameeyay xaafada Dunbuluq ee Hargaysa, Rabshadahaas oo markii dambe isku bedelay Mudaharaad ay iskaga horyimaadeen Ciidanka Booliska iyo Shacabka xaafadaha koonfurta hargeysa ee Dunbuluq, shaqaaqadan ayaa socotay ilaa cabaar 4 saac ee galabnimo, balse...
Maamulka Puntland oo dhaliilay waxqabadka Q.M.
BBC News
Golaha wasiirrada ee maamul goboleedka Puntland ayaa si wayn u dhalliillay hay’adaha qaramada midoobay ee ka shaqeeya Puntland, masuuliyiinta maamulku waxay sheegeen inaan la fulin inta badan mashaariicdii horumarineed ee gobolka loo qoondeeyay sannadkii la soo dhaafay. Saraakiisha qaramada midoobay iyaguna waxay sheegeen...
Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho
BBC News
Qarax weyn ayaa saaka waxa uu haleelay baabuur uu la socday guddoomiye ku xigeenka degmada Yaaqshiid, halkaasoo qaraxu uu sababay khasaare lixaad leh oo dhimasho iyo dhaawacba leh. Ciidamada...
Qarax ka dhacay Beledweyne
BBC News
Qof dumar ah ayaa ku dhintay mid kalena waa ay ku dhaawacantay qarax weyn oo saaka ka dhacay Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan. Qaraxa ayaa dhacay markii...
Weerar lagu qaaday garoonka Muqdisho
BBC News
Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dhawr hoobiye lagu weeraray garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, xilli halkaasi uu ka soo degayaya Madaxweynaha KMG ah...
Media Kit WN Toolbar Languages Jobs Submit Photos WN Links Text Link Ads © 2008 WN Network
Contact our Advertising team for Advertising or Sponsorship on World News Network